xayaysiis

Mareeg u taagan wax tarka ubadka. Mareeg u heelan ubadka. Mareeg laga heli karo xogo iyo agabyo badan oo ubadka wax tar u leh.

Booqo mareegayaasheena kale oo hel xogo iyo agabyo badan oo ubadka wax tar u leh.

xayaysiis

Buuga Bisha

Raadinta 100 ERAY
Oo ku saabsan xayawaanada

$12.99

Buugani waxa uu ka kooban yahay ilaa “100 ERAY” oo hal-xidhaale ah oo ku saabsan xayawaanada, kuwaasoo si taxaddar leh loo habeeyey, si uu ugu habboonaado danaha iyo heerka ubadkeena. Ereyaduna waa kuwo si cad u muuqda, taasoo fududeyneysa in la akhriyo lana helo eraygii la raadinayay.

Buugani waxaynu ugu talagalnay ubadkeena iyo akhristayaasha da’da yar, ee fahmi kara misna akhrin kara afkeena hooyo, ama ugu yaraan isku beeg-beegi kara ereyada xusan.

Buugani waa mid dhamays ah, oo leh ilaa saddex heer oo kala sarreeya, isla mar ahaantaana kala adag, heer walbana uu watto xamaasadiisa, isagoo ku bilaabmaya heerka fudud, si tartiib tartiib ahna u adkaanaya, taasoo keenaysa in aanay ubadku ka xiiso dhicin buugan, inta ay ku guda jiraan xallinta hal-xidhaalayaasha.

SHEEKOOYINKA UBADKA​

Libaaxii Iyo Jiirkii Saaxibada Noqday

Dawacadii Damaca Badnayd

Tukihii Ay Dawacadu Dhagartay

Balanbaalistii Luntay

Yaygii Isku-diraalaha Ahaa

Tukihii Oomanaa

QORMOOYINKA UBADKA​

Inaad Hooyo Noqotid Maxay Ka Dhigan Tahay

Sidee Loola Tacaalaa Ubadka Had Iyo Jeer Ooya?

Sida Kor Loogu Qaado Kalsoonida Ilmaha

Sideen Ilmahayga Uga Dhigaa Kuwo Maqla Hadalkayga

Maxay Dhalinyarada Qaar U Xishoodaan? Xishoodka Dhalinyarada

Garaacista Ubadka Ma Hab Wax Toosisaa, Mise Wax Bay Dumisaa

Cuntooyinka Dabiiciga Ah Ee Khatar Gelin Kara Nolosha Dhalaankaaga

“Madax-adayga Ubadka” Waa Maxay? Ma Dhaqan Dabiici Ah Baa?